Shqip

Soomaali

Restorant - makhaayad

The place where food brings people together to have some quality time

mëngjes

quraac

drekë

qado

darkë

casho

meny

cunto

startues

kubilaawasho

ushqimi kryesor

warqada dalabaadka

ëmbëlsirë

macmacaan

salcë

suugo

erëza

xawaash

rezervimi i tavolinës

boos celinta miiska

klient

macmiil

kamarier

kabalyeeri

menaxher restoranti

maareeyaha makhaayada

klub nate

naadiga habeenkii

Piceri

biiza

ananas

cananaaska

djegës

basbaas

kërpudha

likaha

karkaleca

cuno xayawaan badeed

proshutë

hilib doofaar

vaj ulliri

saliid saytuun

piper i kuq

nooca cunto ah

proshutë

hilib doofaar

ton, peshk tuna

tuna

  1. Restorant

    Makhaayad

  2. A keni tavolinë të lirë? Do të doja të beja një rezervim pë dy.

    Ma haysaa miis banaan ah? Waxaan jeclaan lahaa inaan qabsado labo.

  3. Më lejoni të kontrolloj në sistem. Po, ne kemi një për ju.

    Aan iska hubiyo nidaamka. Haa, mid baan kuu haynaa.

  4. Mund të më jepni menunë, ju lutem?

    Ma i siin kartaa liiska, fadlan?

  5. Sigurisht, ne gjithashtu kemi menunë në anglisht.

    Haa, waxaan sidoo kale leenahay cuno ku qoran Ingiriis.

  6. Çfarë dëshironi në ushqimin kryesor?

    Maxaad jeclaan lahayd dullabadka?

  7. Unë do të marr një biftek me mish lope.

    Waxaan qaadan doonaa hilib lo

  8. Piceri

    biiza

  9. Çfarë lloj pize dëshironi të porosisni?

    biizza noocee ah ayaad jeceshahay inaad dalbatid?

  10. Unë do nr.5 në menu dhe shtoni disa djathë më shumë.

    Waxaan dooran nr.5 ku qoran liiska oo aan ku darayaa xoogaa jiis ah.

  11. Deshironi diçka tjeter?

    Ma rabtaa wax kale?

  12. Jo faleminderit. A mund ta kam faturën, ju lutem?

    Maya mahadsanid. Ma heli karaa biilka, fadlan?