Learn 1000 words

Waxaan aaminsanahay in barashada 1000 erey iyo isku dayga in loo adeegsado jumladaha fudud ay noqon karto mid wax tar badan leh si looga gudbo cabsida ku hadalka af qalaad nolol maalmeedka. Erayada DM ayaa soo saaray erey aad u qaas ah oo si gaar ah loogu talagalay soogalootiga adduunka. Qaamuusku wuxuu kakooban yahay 1000 erey iyo 300 oo jumladood oo lagu daray 33 cutub loona qaybiyey 7 qaybood.

Waqtigan xaadirka ah, qaamuuskeena waxaa lagu turjumay 30 luqadood. Si aad u aragto sida nidaamku u shaqeeyo, fadlan, dooro luqadda aad rabto inaad barato.