nadiifiye
siivoja
baaldi
ämpäri
isbuunyo
sieni
galoofyada
käsineet
saabuun
pesuaineet
caday
harja
maro
kangas
xaaq
moppi
shukumaan
pyyhe
danbeel
haitata
burush xaaqid
lakaisuharja
bacda qashinka
jätepussi
dambiil
kori
qashinka
roska
tuubada
letku
mashiin xaaqin ah
pölynimuri
dhaqe
pesukone
qalajiyaha
kuivausrumpu
boodh
pöly
tirtire
siivoustakki
nadiifinta ugu dambeysa
loppusiivous
dhalaalin
kiillottaa
jeermiska dila
desinfiointi
warqad
paperi
adeegyada nadaafadda
siivouspalvelut
nadiifinta sahayda
siivoustarvikkeet
qalabka nadiifinta
siivousvälineet
nadiifinta xafiiska
toimistosiivous
Dhaqida baabuurta
Autopesu
Dhaq
pesu
faaruqin
imurointi
nadiifin
vahaus
taayirada
renkaat
taayirka oo la beddelaya
renkaiden vaihto
nadiifinta gudaha
sisäpuhdistus
-
Nadiifinta
Siivous
-
Ma bixisaa adeegyo nadaafadeed?
Tarjoatteko siivouspalveluja?
-
Waxaan bixinaa adeegyada nadiifinta ugu fiican.
Tarjoamme parhaat siivouspalvelut.
-
Immisa saacadood ayey qaadataa in xafiiska la nadiifiyo?
Kuinka monta tuntia kestää toimiston siivoaminen?
-
Waxay kuxirantahay cabirka, qiyaastii laba saacadood, celcelis ahaan.
Se riippuu koosta, keskimäärin kaksi tuntia.
-
Qashinka dibedda ma u qaadi kartaa fadlan? Waa inaan shaqo tago.
-
Hore ayaan usameeyay. Maalin fiican ku qaad shaqada.
-
Dhaqida baabuurta
Autopesu
-
Adeeg noocee ah ayaad u baahan tahay?
-
Waxaan ubaahanahay inaan sifeeyo gaarigeyga sida ugu dhaqsaha badan uguna badalo taayirada jiilaalka.
-
fraaqo maleedahay galabta?
-
Runtii maahan, marka hore waa inaan aado meesha baabuurka lagu dhaqo ka dibna aan wax ka iibsado.

