طلب
codsi
الاسم الأول
magaca koowaad
اللقب
magaca dambe
تاريخ الميلاد
dhalasho
المكان
meel
التاريخ
taariikh
الجنسية
muwaadinimo
بلدية
degmada
ذكر
lab
أنثى
dhadig
أعزب
kali
متزوج
guursaday
مطلّق
furay
بطاقة تحقيق الشخصية
lambarka shaqsiyeed
إلى
ilaa
ساري المفعول
ansax
صادر
la bixiyay
مرفوض
la diiday
دعوة
casuumaad
توقيع
saxiix
-
استمارات
Foomamka
-
من إين يمكنني الحصول على الإستمارة.
Xagee ka heli karaa foomka codsiga?
-
يمكنك تنزيلها من علي الموقع الخاص بنا أو يمكنني إرسالها لك عن طريق البريد الإلكتروني
Waxaad kala soo bixi kartaa weebsaydhkeena ama email ayaan kuugu soo diri karaa.
-
أود الحصول على تصريح إقامة
waxaan jeclaan lahaa inaan codsado sharciga degenaanshaha.
-
هل تقدمت بطلب على الإنترنت؟ يمكنك ملئ الإستمارة على الموقع الخاص بنا
Miyaad codsatay onleeynka? Waxaad ku buuxin kartaa arjiga khadka tooska ah weebsaydhkeena.
-
لا, أنا سوف املئ الإستمارة اليوم. كيف يمكنني أن أحصل على موعد للمقابلة؟
Maya, maanta ayaan buuxinayaa. Sideen ku heli karaa ballan?
-
يمكنك الحصول على موعد للمقابلة عن طريق التواصل مع خدمة العملاء الخاصة بنا و الحجز عن طريق الموقع
Waxaad ballan ku heli kartaa adoo ka soo wacaya adeeggayaga macaamiisha ama ka dalban kara weebsaydhkeena.
-
هل يمكنك أن تعطيني بعض التعليمات عن كيفية التقديم؟
Ma isiin kartaa tilmaamo ku saabsan sida loo codsado?
-
تنتهي فترة التقديم الخاصة بهذا العام بنهاية شهر فبراير و تعلن النتائج في شهر مايو
Waqtiga arjiga ee sanadkan wuxuu dhammaanayaa dhammaadka Febraayo natiijooyinka waxaa la daabici doonaa bisha Meey.

