طلب
dalbid
شراء
iibso
دفع
lacag bixinta
بطاقة التسوق
kaarka wax iibsiga
بطاقة ائتمان
kaarka deynta
تسجيل
isdiiwaangeli
تسجيل الدخول
soo gal
مرتجع
haraaga
توصيل
soo noqoshada
تتبع
raad raac
تخفيضات
iibin
عرض
dalab
خصم
dhimis
مقاس
weynaan
قبول
aqbal
مصاريف
kharashyada
عنوان
cinwaan
فحص
hubi
إختيار
dooro
خصوصية
asturnaanta
دعم
taageero
تأكيد
xaqiijinta
إشتراك
rukumo
رسالة إخبارية
newsletter
-
متصل بالإنترنت
onleeynka
-
أريد أستخدام بطاقة التسوق مباشرة لاكني لا أعلم كيف
Waxaan jeclaan lahaa inaan ku isticmaalo kaarkayga wax iibsashada onleeynka ah laakiin ma aqaan sida.
-
يجب فقط إدخال أسمك بالكاملو رقم بطاقتك و صحته
Kaliya waa inaad galisaa magacaaga oo buuxa iyo lambarada kaarkaaga oo aad ansaxisaa.
-
عليك التسجيل أولًا إذا كنت تريد الدفع بالبطاقة الإئتمانية, هل تريد أن تفعل ذلك؟
Waa inaad isdiiwaangalisaa marka hore hadaad rabto inaad kubixiso kaarka amaahda, ma jeceshahay inaad sidaas sameysid?
-
نعم من فضلك, شكرًا
Haa fadlan, mahadsanid.
-
أنت كعميل سوف تتلقى رسالتنا الإخبارية عن طريق البريد الإلكتروني, هل تقبل ذلك؟
Adiga macmiil ahaan waxaad kuheli doontaa joornaalkeena emailka, ma aqbali laheyd tan?
-
نعم, أنا مهتم بالمنتجات الخاصة بكم كثيرًا
Haa, aad baan u xiiseeyaa badeecadaada.
-
هل بإمكاني الطلب و الدفع الآن؟
Hadda ma dalban karaa oo ma bixin karaa?
-
نعم بالطبع, إملأ هذه الورقة من فضلك
Haa waa hubaal, fadlan buuxi warqaddan.

