taiteilija

farsamayaqan

rakennusmestari

fuundi

rakennusmies

shaqaale dhisme

hammaslääkäri

dhakhtarka ilkaha

insinööri

injineer

vartija

ilaaliya

kampaaja

timo qurxiye

tulkki

turjubaan

lehtimies

wariye

tuomari

garsoor

asianajaja

Garyaqaan

pääjohtaja

maamule

lentäjä

duuliye

putkimies

tuubbiiste

poliitikko

siyaasi

toimittaja

Wariye

edustaja

wakiil

tutkija

cilmi baare

tiedemies

saynisyahan

myyjä

iibiyaha

lentoemäntä

wakiilnimo

taksinkuljettaja

darawal taksi

eläinlääkäri

dhaqtarka xoolaha

kirjailija

qoraa

nuorisotyöntekijä

shaqaale dhalinyaro

  1. Ammatit

    Xirfadaha

  2. Millainen ammatti sinulla on?

    Shaqo noocee ah ayaad haysaa?

  3. Olen rakennusalan työntekijä.

    Waxaan ahay shaqaale dhisme.

  4. Mitä ajattelet ammatin vaihtamisesta?

    Maxaad u maleyneysaa inaad bedesho xirfaddaada?

  5. Se on hieno idea, mutta minun on kuitenkin pidettävä tämä työ kesän ajan.

    Waa fikrad aad u fiican laakiin wali waa inaan sii wadaa shaqadan inta lagu jiro xagaaga.

  6. Millaisen ammatin haluaisit saada?

    Xirfad noocee ah ayaad jeceshahay inaad yeelato?

  7. Haluaisin tulla rakennusinsinööriksi.

    Waxaan jeclaan lahaa inaan noqdo injineer dhisme.


Mainos