Perusruoka
cuntada aasaasiga ah
leipä
rooti
sokeri
sonkor
suola
cusbo
öljy
saliid
riisi
bariis
juusto
jiis
suklaa
shukulaato
jäätelö
Jalaato
kananmuna
ukun
keitto
maraq
Juomat
cabitaan
vesi
biyo
tee
shah
kahvi
kafee
mehu
casiir
maito
caano
jogurtti
yoogadka
limut
cabitaannada fudud
alkoholi
aalkolo
olut
biir
viini
khamri
Hedelmät
Miraha
omena
tufaax
päärynä
khudaar
persikka
miro guduud
viinirypäle
canab
kiivi
miro
kirsikka
miro guduud ah
mansikka
miroyaryar oo macaaan
mustikka
miro canab u eg
vadelma
miro macaan
vesimeloni
xabxab
Vihannekset
khudradda
peruna
baradho
tomaatti
yaanyo
kurkku
qajaar
sipuli
basal
valkosipuli
toon
papu
digir
herne
digir
parsakaali
broccoli
paprika
basbaas
porkkana
karooto
Liha
Hilib
naudanliha
hiliibka lo
porsaanliha
hilibka doofaarka
vuohenliha
hilibka ariga
kana
digaag
kala
kalluun
poronlihaa
hilibka deerada
lammasliha
hilibka wanka
makkara
bolse
jauheliha
hilib shiidan
pihvi
Waslad
-
Perusruoka
Cuntada aasaasiga ah
-
Tiedätkö onko lähellä supermarkettia?
Ma garaneysaa wax supermarket ah oo kuu dhow?
-
Rautatieaseman vieressä on supermarket.
Saldhigga tareenka waxaa ku yaal supermarket.
-
Voinko löytää hinnat myös verkkosivuilta?
Can I also find the prices on your weebsaydhka?
-
Yleensä julkaisemme verkkosivustollamme vain erikoistarjouksia.
Badanaa, waxaan ku daabacnaa kaliya dalabyo gaar ah weebsaydhkayaga.
-
Juomat
Cabitaannada
-
Onko teillä tarjouksia tällä viikolla?
Ma haysaa wax dalab gaar ah toddobaadkan?
-
Vain tänään, hedelmät ovat tarjouksessa.
Kaliya maanta, miraha ayaa ku jira dalab gaar ah.
-
Kuinka paljon se maksaa kg perunaa?
Immisa ayey ku kacaysaa kiilo baradho ah?
-
Tänään meillä on tarjous, 1 euro kilogrammalta.
Maanta waxaan haynaa dalab, 1 yuro halkii kiilo.
-
Hedelmät
Miraha
-
Voitteko auttaa minua löytämään naudanlihaa?
Ma iga caawin kartaa inaan helo hilibka lo?
-
Mene suoraan riviin numero 10 asti ja käänny sitten oikealle.
Toos usoco safka nr. 10 ka dib u leexo dhanka midig.
-
Minun on ostettava kalaa päivälliseksi, mistä saan sitä?
Waxaan u baahanahay inaan kaluun u soo iibsado cashada, xagee ka heli karaa xoogaa?
-
Hyvää kalaa löytyy supermarketin kalatiskiltä.
Waxaad ka heli kartaa xoogaa kalluun ah miiska kalluunka ee dukaanka weyn.
-
Vihannekset, kasvikset
Khudaarta
-
Miyaad iibisaa cuntada xayawaanka iyo alaabada?
-
Eläinten osasto sijaitsee toisessa kerroksessa.
Waaxda xayawaanku waxay ku taal dabaqa labaad.
-
Aaway xarunta wax iibsiga ee kuugu dhow?
-
Midka ugu dhow ayaa dhowr kiilomitir ayuu jira.
-
Liha
Hilibka
-
Ma iibisaa hilibka lo?
-
Haa, waan qabannaa. Waxaan haynaa dalab gaar ah maanta
-
Immisa saac ayaad xiraysaa maanta?
-
Waxaan furan nahay maalin kasta 8da subaxnimo ilaa 6da galabnimo.

