buss
bast
tåg
tareen
flygplan
dayuurad
båt
doon
kryssning
safar u bixid
cykel
baaskiil
motorcykel
mooto
station
boostajo
flygplats
garoon dayuuradeed
hamn
dakad
biljett
tigidh
flyg
duulimaad
avgångar
bixitaanka
ankomster
imaansho
utgång
bixid
karta
khariidada
schema
jadwalka
försäkring
caymis
turism
Dalxiiska
besök
booqasho
information
macluumaad
guide
hage
resekort
kaarka safarka
resebyrå
wakaalada socdaalka
parkera
darjiimo
strand
xeeb
centrum
xarunta
sigthseeinf
indha indheynta
museum
matxafka
gamla staden
magaalada hore
bil
baabuur
bilservice
haajinta gawaarida
reparera
dayactir
fordon
gaari
registreringsskylt
taariko
inspektion
baarid
körskola
dugsiga wadista
körkort
laysanka wadista
säte
kursi
säkerhetsbälte
suunka badbaadada
bilbarnstol
kursiga badbaadada
bromsar
biriiga
varning
digniin
trafikljus
traffic light
-
Resa
Safar
-
Hur ofta reser du?
Immisa jeer ayaad safartaa?
-
En gång om året, oftast på semester.
Hal mar sanadkii, badanaa fasaxyada.
-
Vilken typ av transport föredrar du mest?
Gaadiid noocee ah ayaad doorbideysaa inta badan?
-
Jag föredrar ärligt talat tåg.
Waxaan si daacad ah u doorbidaa tareenka.
-
Jag måste hämta min mamma på flygplatsen. Var finns ankomster?
Waa inaan hooyaday ka soo kaxeeyaa garoonka diyaaradaha, xagee ka heli karaa qaybta dadka imanaya?
-
Ankomster ligger i sal 3.
Qaybta imaanshaha waxay ku taal Hoolka 3.
-
Turism
Dalxiiska
-
Vet du hur mycket det kostar att köpa en bussbiljett till flygplatsen?
Ma ogtahay inta ay le’eg tahay qiimaha tikitka baska ee garoonka diyaaradaha loo iibsado?
-
En bussbiljett till flygplatsen kostar 5 euro.
Tigidhka baska ee garoonka ayaa ku kacaya 5 euro.
-
Är du här för affärer eller nöjen?
Ma waxaad u timid ganacsi ama raaxo?
-
Den här gången är jag här på affärsresa.
markan waxaan ku joogaa safar shaqo halkan.
-
Bil
baabuur
-
Jag har varit med om en olycka. Jag måste reparera min bil.
Waxaan galay shil, waxaan u baahanahay in la hagaajiyo baabuurkeyga.
-
Har du en bilförsäkring?
Ma leedahay caymis baabuur?
-
Har du körkort?
Ma leedahay leysin wadis?
-
Ja, jag fick mitt körkort för 5 år sedan.
Haa Waxaan helay liisankayga wadista 5 sano ka hor.

