Français

Soomaali

Introduction - is barasho

bienvenue

Soo dhawow

langue

luqadda

étranger

shisheeye

touriste

dalxiise

étudiant

arday

travailleur

shaqaale

gens

dad

raison

sabab

ami/e

saaxiib

petite amie

saaxiibtiis

petit copain

saaxiibkeed

déménager

soco

ville

caasimad

région

gobol

pays

wadan

certificat

shahaado

début

bilaaw

culture

dhaqan

religion

diin

tradition

hido

Salutations

salaamaha

Salut

salaan

Bonjour

Subax wanaagsan

Bonjour

Galab wanaagsan

Bonsoir

Fiid wanaagsan

Bonne nuit

Habeen wanaagsan

Au revoir

Nabadeey

Bonne chance

Nasiib wanagsan

Santé

Farxad

Félicitations

Hambalyo

Joyeux anniversaire

Dhalasho wanaaagsan

Joyeux Noël

Ciid wanaagsan

bonne année

Sanad wanaagsan

À tes/vos souhaits

Kuu duceeya

À plus

Is arag danbo

immigré

Muhaajir

document

dukumenti

permis de séjour

residence Permit

temporaire

ku meel gaar ah

permanent

joogto ah

durée

muddada

adulte

qof weeyn

intégration

isdhaxgal

cours

koorso

communauté

bulsho

  1. Soo dhawoow.

  2. Salaan, sidee tahay?

  3. Waan fiicanahay, mahadsanid.

  4. Magacaa? = Magacaygu waa John.

  5. Meeqa sano ayaad jirtaa = Waxaan ahay 25 jir.

  6. Ma markii kugu horreysay ee aad Finland imaato? = Haa sidaawaayo.

  7. Kulan wanaagsan bay ahayd John. is arag dhaw.

  8. salaamaha

  9. Galab wanaagsan, mudane / marwo. Sideen kuu caawin karaa?

  10. Galab wanaagsan, waxaan jeclaan lahaa inaan helo wadada bartamaha magaalada.

  11. Subax wanaagsan, maxaad haysaa quraacda maanta?

  12. Muhaajir

  13. Halkee ka timid?

  14. Waxaan ku dhashay baris waxaan halkaan la soo degay qoyskeyga.

  15. Maxay ahayd sababta ugu weyn ee aad halkan ugu soo guurtay?

  16. Waxaan ka shaqeyn jiray shirkad dhisme laakiin hada waxaan ahay arday.


Publicité