Français

Soomaali

École - Iskuul

livre

buugga

cahier

buugga qoraalka

crayon

qalin

gomme

tirtire

sac

baag

classe

fasal

cours

cashar

examen

imtixaan

écriture

qorista

lécture

aqrinta

évaluation

qiimaynta

élève

arday

enseignant

macalin

assistant

caawiye

école primaire

dugsiga hoose

lycée

Dugsi sare

éducation d'adulte

dugsiga dadka waaweyn

université

jaamacad

examen d'entrée

imtixaanka gelitaanka

diplôme

shahaadada koowad

recherche

cilmi baaris

cantine

kantiin

bibliothèque

maktabada

jeu

ciyaar

jouet

boonbale

crèche

xaruunta xanaanada maalmeedka

matières

maadooyinka

mathématiques

xisaabta

physique

fiisikiska

chimie

kimistiriga

sciences de la vie et de la terre

bayoolaji

géographie

juqraafiga

psychologie

cilmi nafsiga

histoire

taariikhda

science

sayniska

éducation physique et sportive

waxbarashada jimicsiga jirka

  1. Ikuulka

  2. Goorma ayaad aadaa iskuulka?

  3. Badanaa, waxaan bilownaa toddobada.

  4. Waa goorma imtixaanka xiga?

  5. Imtixaanka xigaa waa laba toddobaad kadib.

  6. Waa sidee nidaamka waxbarashada ee Finland?

  7. Nidaamka waxbarashada ee Finland waa midka ugu fiican adduunka.

  8. Maadooyinka

  9. Maxaad baraneysaa

  10. Waxaan baranayaa xisaabta.

  11. Miyaad doorbideysaa fiisigis ama kimistari?

  12. Waan jeclahay sayniska, laakiin waxaan doorbidaa kimistariga.


Publicité