Soomaali

Español

Saadka - Logistics

The importance of coordination leads you to success

Hide Image

dhoofin

export

soo dejin

import

bas yar

van

forklift

forklift

nambarka aay mashinta aqrinkarto

barcode

sanduuq

box

rar

load

raar ka dejin

unload

baakad

package

xirmo

pack

boorka sawrika

palette

miisaan

weight

boos

post

baqshad

envelope

saf

row

faaruq

empty

wiish

lift

darawal

driver

boosteejada

terminal

gaadiidka

transport

  1. Saadka

  2. Ma taqaanaa sida loo isticmaalo caafta?

  3. Haa, waan la shaqeynayay muddo labo sano ah.

  4. Ma ku heshay xirmadaadii waqtigii loogu talagalay?

  5. Xirmaddeyda ayaa dib u dhacday hal toddobaad cimilada darteed.

  6. Waqtigee ayuu darawalka u tagayaa Oulu?

  7. Darawalku wuxuu u baxayaa Oulu 5ta fiidnimo.