Soomaali

Français

Midabada - Couleurs

La diversité fait la beauté du monde dans lequel nous vivons.

cad

white

madow

black

bulug

blue

casaan

red

jaalle

yellow

oranji

orange

cagaar

green

bunni

brown

guduudan khafiif

pink

midab buluug-guduud

purple

cawl

grey

qafiif

light

mugdi

dark

dahabi

gold

qalin

silver

  1. Midabada

  2. Waa maxay midabka aad ugu jeceshahay?

  3. Midabkeyga aan ugu jeclahay waa casaan.

  4. Midabkee ayuu leeyahay calanka Finland?

  5. Calanka Finland wuxuu leeyahay midab buluug iyo cadaan ah.