Soomaali

Nederlands

makhaayad - Restaurant

De plaats waar eten mensen samenbrengt om wat gezelligheid te ervaren.

quraac

ontbijt

qado

lunch

casho

avondeten

cunto

menu

kubilaawasho

voorgerecht

warqada dalabaadka

hoofdgerecht

macmacaan

nagerecht

suugo

saus

xawaash

specerijen

boos celinta miiska

tafelreservering

macmiil

klant

kabalyeeri

ober

maareeyaha makhaayada

restaurantmanager

naadiga habeenkii

nachtclub

biiza

Pizzeria

cananaaska

ananas

basbaas

chili

likaha

champignon

cuno xayawaan badeed

garnaal

hilib doofaar

ham

saliid saytuun

olijfolie

nooca cunto ah

paprika

hilib doofaar

spek

tuna

tonijn

  1. Makhaayad

    Restaurant

  2. Ma haysaa miis banaan ah? Waxaan jeclaan lahaa inaan qabsado labo.

    Heeft u een tafel vrij? Ik wil graag een reservering maken voor twee.

  3. Aan iska hubiyo nidaamka. Haa, mid baan kuu haynaa.

    Laat me even in het systeem kijken. Ja, we hebben er een voor u.

  4. Ma i siin kartaa liiska, fadlan?

    Kunt u mij het menu geven, alstublieft?

  5. Haa, waxaan sidoo kale leenahay cuno ku qoran Ingiriis.

    Tuurlijk, we hebben het menu ook in het Engels.

  6. Maxaad jeclaan lahayd dullabadka?

    Wat wilt u als hoofdgerecht?

  7. Waxaan qaadan doonaa hilib lo

    Ik neem een biefstuk.

  8. biiza

    Pizzeria

  9. biizza noocee ah ayaad jeceshahay inaad dalbatid?

    Wat voor pizza wilt u bestellen?

  10. Waxaan dooran nr.5 ku qoran liiska oo aan ku darayaa xoogaa jiis ah.

    Ik wil de nr.5 op het menu en voeg wat meer kaas toe.

  11. Ma rabtaa wax kale?

    Wilt u nog iets anders?

  12. Maya mahadsanid. Ma heli karaa biilka, fadlan?

    Nee, dank je. Mag ik de rekening, alstublieft?